Israa’iil oo weerar Khasaaro geestay ku qaaday garoonka diyaaradaha Dimishiq

Ciidamada Israa’iil ayaa Isniinta maanta ah fuliyey duqeyn gantaal oo muddo joojisay howlihii garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Dimishiq, islamarkaana ay ku dhinteen afar qof, waxaa sidaas ku warantay wakaaladda wararka Suuriya ee SANA, oo soo xiganeysa ilo-wareedyo militari. Abaare 2:00 subaxnimo, Israa’iil waxay fulisay weerar “gantaallo badan, oo ay la beegsatay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga … Continue reading Israa’iil oo weerar Khasaaro geestay ku qaaday garoonka diyaaradaha Dimishiq